Dhul biyuhu maraanoo Xareeduna baliga taal Wacan bay ku dhalatiyo Dhul barwaaqo ah ood garan
Bidhaanteedaan waayoon Baadi doon ku waashee
Bariga ay ku nooshaa Shinbir buuba igu tidhi
Bararkeeda oon barkadiyo Basharkeeda ayaan u bogaya Bishan dhexdeeda oon helaan Boqal aan soomaan balan ku qaadee Bilaash laguma dhaartee.
Buurahan Jecleeystiyo Bartii muuqa dheerayd Badhtankeediyo Baladwayney ku nooshee
Boqolka soo baxaayaay Shan iyo Tobnaadeey Baahida aan kuu qabo Barniyeey Bidhaan Aragaa ha iga tagin.
Labbad
Bootin Dheer Bureeqa oo Baalasheedii Fidisoo In ay buubto biloowdoo Bilcin nadii ka boodaay Barigii aan is baranaan Wadnaha boog ku yeeshee Beerkii bay damqadayoo Boqoduhu kuu basaasee Badda casbaan ku gaynayaa Biyo Janaan kusiinayaa Bogeeyga waan ku saarayaa Badbaado ood aragtiyo Barwaaqo oo aan gaadhnaan Bilaahi kuugu marayaa.
Buuraha aan jecleeystiyo Bartii muuqa dheereeyd Badhtankeediyo Baladweeyneey ku nooshee
Boqolka soo baxayaay Shan iyo tobnaadeey Baahida aan kuu qabo Barniyeey Bidhaan araga ha iga tagin
hey warya beenley how r u doing lol i lost my mobile tht means i lost ur contact i dono how to contact u anywayz if u read this commemnt write to me back bless
نورتو الهاى فايف
Ur
welcome